Dhageyso: Feysal Cali Waraabe:†Inan yar oo Farmaajo la yiraah ayaa Itoobiya naga xirey.â€

_102681433_faysaiyofarmaajoGuddooomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Somaliland Eng Feysal Cali Waraabe oo hadalo xanaf leh marwalba ku dhowaaqa ayaa ku tilmaamay madaxda dowlada Federalka dad da’ yar oo baabi’inaya shacabka Somaliland. Continue reading

Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo maanta ka dooday Miisaaniyadda dowlada.

FB_IMG_1537372529239Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta ka dooday ku noqoshada miisaaniyadda dowladda 2018 oo ay soo gudbisay wasaaradda maaliyadda. Kulanka oo uu shir guddoominaayay guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa waxaa soo xaadiray 148 xildhibaan. Continue reading

Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo jawaab ka bixiyay eedeymo uu usoo jeediyay Xildhibaan Warsame Joodax.

yariisow-iyo-JoodaxGudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa jawaab ka bixiyay eedeyn uu u soo jeediyay Xildhibaan Warsame Joodax  oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Federalka. Continue reading

Taliyaha Ciidanka Booliska oo sheegay inay baarayaan qaraxyadii Hotel Saxafi.

taliyaha-ciidTaliyayaasha Ciidamada dowlada oo kulan gaar ah ku yeeshay xarunta Taliska Ciidanka Booliiska ayaa waxay kaga hadleen isla xisaabtanka, qaabka amniga, adkeynta baraha lagu baaro gaadiidka iyo muhiimadda ay leedahay wada shaqeynta bulshada iyo laamaha ammaanka. Continue reading

%d bloggers like this: