Advertisements

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle oo ku dhintey qarax ka dhacay Muqdisho.

xildhibaan-cabdweliXildhibaan Cabdiweli Maxamed Ibraahin oo kamid ahaa xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa ku dhintey qarax ka dhacay goordhoweyd magaalada Muqdisho.

Qaraxan ayaa la sheegay inuu ahaa mid loogu xirey baabuur nooca raaxada ah ee uu watay xildhibaanka.

Allaha u naxariistee Xildhibaan  Cabdiweli Maxamed Ibraahin  ayaa noqonaya xildhibaankii 4-aad ee ka tirsan baarlamaanka Hirshabelle oo ku dhinta qarax ama weerar ay fuliyeen kooxdaAl-Shabaab.

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle ayaa intooda badan waxaa ay ku sugan yihiin magaalada Muqdisho, kadib markii dhowaan ay galeen fasax labo bilood ah.

xildhibaan-cabdweli

Advertisements

Thanks for your comment on SomaliSwiss

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: