Advertisements

Madaxweyne kuxigeenka maamul goboleedka Puntland “Haraadi baa ku soo haray Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada, waqtigoodii waa dhammaaday.

CameyMadaxweyne ku-xigeenka maamul goboleedka Puntland C/xakiin C/llaahi Cumar Cameey ayaa weerar afka ah ku qaaday Golaha Iskaashiga maamul goboleedyada, isagoo ku eedeeyay in aysan dooneyn in Soomaaliya ay mid noqoto Isla markaana horay usocoto. Continue reading

Advertisements

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay dhigiisa magaalada Nairobi.

duqa muqdisho iyo nairobiGuddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula kulmay Guddoomiyaha magaalada Nairobi Mike Sonko, iyagoo ka wada hadlay sidii loo abuuri lahaa iskaashi dhinacyo badan taabanaya. Continue reading

La taliyaha Guddoomiyaha Baarlamanka ayaa sheegay kala dirida Guddiga Maaliyadda in husan waafaqsaneyn xeer hoosaadka.

lataliyaha gudoonka baarlamankaLa Taliyaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa su’aal ka keenay sharcinimada kala dirida Guddiga Maaliyadda, isagoo caddeeyay in aanay waafaqsaneyn Xeer hoosaadka. Continue reading

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo kulan laqaatay saraakiil ka socotay Midowga Yurub.

wasiirka difaacaWasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Maxamed (Amar dambe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley saraakiil ka socotay howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya. Continue reading

Shan kamid ah musharaxiinta utartameysay xilka madaxweynaha K/Galbeed oo u tanaasulay Abuu Mansoor.

abuu mansoor al-shabaabMusharixiinta Golaha Isbadal doonka Koonfur Galbeed ayaa soo saaray go’aan xasaasi ah oo ku saabsan Doorashada la filayo inay dhacdo 5 Bisha soo socoto. Musharixiinta oo daqiiqado ka hor Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Baydhabo ayaa sheegay inuu Musharax koowaad u yahay Golaha isbadal doonka Koonfur Galbeed Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo ka warbixiyay xiriirka dalalka Geeska Afrika “Dhageyso”

unnamed-13Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka warbixiyay xiriirka dalalka Gobolka, Iskaashiga Dhaqaale ee Soomaaliya, Itoobiya iyo Ereteriya iyo mustaqbalka waxa uu Soomaaliya uga dhiganyahay heshiiska saddex geesoodka ah. Continue reading

Cali Maxamed Geedi oo u gogol xaaraya wada hadal dhex mara Jubbaland iyo dowladda Federaalka.

gedi8Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowladdii KMG ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubbaland. Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland iyo saraakiil ayaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Kismaayo, waxaana loo galbiyay Guriga Martida. Continue reading

%d bloggers like this: