Advertisements

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Saraakiisha Ciidanka ku amray in ay dardar geliyaan adkeynta Amniga.

265E6A6C-4E63-4E67-A9B4-30182754D7EETaliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” ayaa maanta ka qeyb galay shirka Khamiislaha ah ee Ciidanka Booliska, kaasi oo looga hadlay dardar gelinta Shaqada iyo adkeynta Nabad gelyada. Continue reading

Advertisements

Dowladda oo shaacisay Malaayiin doolar oo loo qorsheeyay in lagu dhisayo xarumaha danta guud iyo wadooyinka.

1-2-1-640x427Shir ay golaha wasiirada XFS ay maanta Muqdisho ku yeesheen ayaa looga dooday dardar-gelinta barnaamijka is-xilqaan oo lagu dhisayo xarumaha danta guud iyo wadooyinka si loo soo nooleeyo bilicda dalka iyo haybadda qarannimo. Continue reading

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Dhaxal-sugaha Boqortooyada dalka Sucuudiga.

20Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khaye, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Sucuudiga ayaa la kulmay dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya, Mohammed bin Salman bin Abdulaziz. Continue reading

%d bloggers like this: