Posted on October 10, 2018 by SomaliSwiss
Wasiiru dowlaha Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa raalli gelin ka bixiyay hadal uu maalintii isniinti ka sheegay Baarlamaanka oo ku saabsanaa su’aal lagu weydiiyay afka Maayga, iyadoo jawaabta uu ka bixiyay ay ka careysiiyay dadka ku hadla lahjada Maayga. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiiru dowlaha Maaliyadda oo raalli gelin buuxda ka bixiyay hadalkii gefka ahaa ee ka careysiiyay dadka ku hadla Afka Maayga.
Posted on October 10, 2018 by SomaliSwiss
Wasiiirka Boostadda iyo Isgaarsiinta Soomaaliya, Cabdi Canshuur Xasan, ayaa shir gudoomiyey kulan gaar ah oo ay isku yimadeen guddiga Abaabulka Qorshaha isxilqaan ee lagu dhisayo Matxafka Qaranka, kaa oo looga hadlayey dar-dar galinta Qorshaha dib u dayactirka iyo dhismaha loogu samaynayo xaruntaas.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Matxafkii Qaranka Soomaaliya oo kudhowaad 30 sano kadib dib loo dhisayo.
Posted on October 10, 2018 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ah Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom iyo Kaaliyihiisa gaarka ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo la Kulmay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.
Posted on October 10, 2018 by SomaliSwiss
Ciidammada Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa Howlgalo kula wareegay deegaano hoostaga degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan sida uu Warbaahinta Qaranka u sheegay Guddoomiyaha Degmada Jalalaqsi Ibraahim Madoobe Nuur. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidammada dowladda oo la wareegay Deegaanno ka tirsan gobalka Hiiraan.
Posted on October 10, 2018 by SomaliSwiss
Maxakamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa ku xukuntay Maxamed Cabdi Salaad Nuur Sideed sano (8) oo xabsi ciidan ah halka eedeysanaha 2—aad ee Gacal Maxamed Cali Maxamed lagu xukumay Seddax sano (3) oo xabsi ciidan ah sida uu sheegay Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo ah Guddoomiyah Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qaar ka mid ah maleeshiyaadka Al-shabaab oo la xukumay.
Posted on October 10, 2018 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali khayre ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha dibadda Boqortooyada Sacuudiga Adel bin Ahmed Al-Jubeir. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sucuudiga.
You must be logged in to post a comment.