Posted on October 25, 2018 by SomaliSwiss
Xisbiga siyaasadeed ee ay sameysteen Madaxda afarta dowlad goboleed ayaa loogu magac daray Horusocod Qaran, (National Progressive Party), waxaana Guddoomiye loogu doortay Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas. HOOS KA AKHRI WAR-SAXAAFADEEDKA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Hogaamiye-yaasha Maamul goboleedyada oo sameystay Xisbi siyaasadeed oo gaar ah.
Posted on October 25, 2018 by SomaliSwiss
Hay’adaha Culimada Soomaaliyeed oo ka kooban Majmaca Culimada iyo hay’adda Culimada iyo Golaha guud ee Culimada Soomaaliyeed ayaa Maanta bayaan kasoo saaray dagaalka ka socda degaanka Dhumay ee Gobolka Sool. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Culimada Soomaaliyeed oo baaq kasoo saaray dagaalka ka socda Gobolka Sool.
Posted on October 25, 2018 by SomaliSwiss
Baarlamanka Dalka Itoobiya ayaa goordhow markii ugu horeysay taariikhda u codeeyay isla markaana u doortay Madaxweyne Haweeneey lagu Magacaabo, Sahle-Work, Zewde ,markii uu is-casilay hoggaamiyihii hore, Mulatu Teshome. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Ethiopia oo markii ugu horreeysay Madaxweyne u dooratay Haweeneey.
Posted on October 11, 2018 by SomaliSwiss
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko†ayaa maanta ka qeyb galay shirka Khamiislaha ah ee Ciidanka Booliska, kaasi oo looga hadlay dardar gelinta Shaqada iyo adkeynta Nabad gelyada. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Saraakiisha Ciidanka ku amray in ay dardar geliyaan adkeynta Amniga.
Posted on October 11, 2018 by SomaliSwiss
Shir ay golaha wasiirada XFS ay maanta Muqdisho ku yeesheen ayaa looga dooday dardar-gelinta barnaamijka is-xilqaan oo lagu dhisayo xarumaha danta guud iyo wadooyinka si loo soo nooleeyo bilicda dalka iyo haybadda qarannimo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda oo shaacisay Malaayiin doolar oo loo qorsheeyay in lagu dhisayo xarumaha danta guud iyo wadooyinka.
Posted on October 11, 2018 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khaye, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Sucuudiga ayaa la kulmay dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya, Mohammed bin Salman bin Abdulaziz. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Dhaxal-sugaha Boqortooyada dalka Sucuudiga.
Posted on October 10, 2018 by SomaliSwiss
Wasiiru dowlaha Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa raalli gelin ka bixiyay hadal uu maalintii isniinti ka sheegay Baarlamaanka oo ku saabsanaa su’aal lagu weydiiyay afka Maayga, iyadoo jawaabta uu ka bixiyay ay ka careysiiyay dadka ku hadla lahjada Maayga. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiiru dowlaha Maaliyadda oo raalli gelin buuxda ka bixiyay hadalkii gefka ahaa ee ka careysiiyay dadka ku hadla Afka Maayga.
Posted on October 10, 2018 by SomaliSwiss
Wasiiirka Boostadda iyo Isgaarsiinta Soomaaliya, Cabdi Canshuur Xasan, ayaa shir gudoomiyey kulan gaar ah oo ay isku yimadeen guddiga Abaabulka Qorshaha isxilqaan ee lagu dhisayo Matxafka Qaranka, kaa oo looga hadlayey dar-dar galinta Qorshaha dib u dayactirka iyo dhismaha loogu samaynayo xaruntaas.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Matxafkii Qaranka Soomaaliya oo kudhowaad 30 sano kadib dib loo dhisayo.
Posted on October 10, 2018 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ah Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom iyo Kaaliyihiisa gaarka ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo la Kulmay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.
Posted on October 10, 2018 by SomaliSwiss
Ciidammada Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa Howlgalo kula wareegay deegaano hoostaga degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan sida uu Warbaahinta Qaranka u sheegay Guddoomiyaha Degmada Jalalaqsi Ibraahim Madoobe Nuur. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidammada dowladda oo la wareegay Deegaanno ka tirsan gobalka Hiiraan.
Posted on October 10, 2018 by SomaliSwiss
Maxakamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa ku xukuntay Maxamed Cabdi Salaad Nuur Sideed sano (8) oo xabsi ciidan ah halka eedeysanaha 2—aad ee Gacal Maxamed Cali Maxamed lagu xukumay Seddax sano (3) oo xabsi ciidan ah sida uu sheegay Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo ah Guddoomiyah Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qaar ka mid ah maleeshiyaadka Al-shabaab oo la xukumay.
Posted on October 10, 2018 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali khayre ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha dibadda Boqortooyada Sacuudiga Adel bin Ahmed Al-Jubeir. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sucuudiga.
You must be logged in to post a comment.