Wafdiga ka socda Aqalka sare oo Baydhabo kula kulmay Golaha Wasiirada Maamulka K/Galbeed.

IMG-20180920-WA0102Wafiga Aqalka sare ee magaalada Baydhabo u jooga xal u helista is afgaranwaaga soo kala dhexgalay Dowladda Federaalka iyo Maamul Gobolleedyada iyo Maamul Goboleedyada dhexdooda ayaa shalay ka qeyb galay shirkii Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed,waxayna ka wada hadleen arrimaha taagan,sida lagu xalin karo,waxayna Golaha Wasiirada KGS u soo gudbiyeen wafdiga Golaha Aqalka Sare xogtii ay ka rabeen Dowlad Goboleedka oo qoraaal ah si wafdiga aqalka sare uu dib ugala soo laabto Golaha aqalka sare. Continue reading

Wafdiga Aqalka sare oo Kismaayo kula kulmay Odayaasha dhaqanka iyo Ururka Haweenka Jubbaland.

42233067_1855191591268047_5240613902240186368_n-640x311Wafdiga Golaha Aqalka sare ee ku sugan magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa la kulmay Odayaasha dhaqanka iyo Ururka Haweenka Jubbaland,waxayna kala  hadleen sida ugu haboon ay uga qeyb qaadan karaan xal u helista khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Dowlada Goboleedyada. Continue reading

Dowladda oo Ansixisay kamid noqoshada Soomaaliya ee Axdiga Qaramada Midoobay ee xuquuqda Naafada.

astaanta-qaranka-soomaaliyaGolaha wasiirrada xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku oggolaadeen in dawladda Soomaaliya ay kamid noqoto Axdiga qaramada midoobay ee xuquuqda dadka naafada ah kaas oo golaha ay usoo gudbisay Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka. Continue reading

%d bloggers like this: