Hanti dhowrka guud ee Qaranka oo sheegay inay ka madax banaan yihiin arrimo siyaasadeed.

SONNA-1-640x360War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka ayaa lagu sheegay in Xafiiskaasi uu ka madax banaan yahay laamaha kala duwan ee dawladda iyo dhinacyada siyaasadda dalka.

War saxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu sheegay in Xafiiska Hanti dhowrka guud ee Qaran uu dardar geliyey sare u qaadida dawlad wanaagga iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa, islamarkaana muddo 30 sano kadib ay fuliyeen howlgallo lagu dagaalamayo lunsashada Hantida Qaranka.

Halkaan hoose ka Akhriso War saxaafadeedka.

IMG-20180911-WA0003IMG-20180911-WA0004

%d bloggers like this: