Guddoomiyaha Degmada Hodan oo sheegay in dadka ku dhaqan Degmada oo isku duuban ay dib u dhisi doonaan goobihii ay argagixisadu burburisay.

FB_IMG_1536608252726-640x850Guddoomiyeha Degmada Hodan Mudane Abdihakiin Cabdirixman Ciiise (Dhagajuun) ayaa ka tacsiyeeyay dadkii rayidka ahaa iyo askartii ku shahiidday weerarkii bahalnimada ahaa ee argagixisada Alshabaab ay ku beegsadeen Degmada. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in ay soo xireen Albaabkii u dambeeyay ee isfaham la’aanta dalalka geeska Afrika.

Madaxweyne_Farmaajo_oo_maanta_furay_kalfadhiga_afaraad_ee_Baarlamaanka_Soomaaliya_Cali_Ducale-10-640x427Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka si rasmi ah u furay kalfadhigii 4-aad ee Golaha Shacabka DFS, isaga oo xubnaha Golaha Shacabka uga warbixiyey dadaallada dowladnimada lagu xoojinayo ee dalka ka socda. Khudbadda Madaxweynuhu waxa ay taabanaysay dhinacyda amniga, siyaasadda arrimaha dibadda, dhaqaalaha, la dagaalanka kooxaha argagaxisada ah, cafinta daynta lagu leeyahay Soomaaliya iyo barnaamijka Is-xilqaan. Continue reading

%d bloggers like this: