Baarlamaanka Dowlad Deegaanka Soomaalida oo bedelay calanka doortayna afhayeen cusub.

ddsi-1Kalfadhigii labad ee aan caadiga aheyn ee Xildhibaanada dowlad deegaanka Soomaalida ayaa looga hadlay Ajandayaasha Horyaala Xildhibaanada kuwaasoo ahaa:-

Kalfadhigii labad ee aan caadiga aheyn ee Xildhibaanada dowlad deegaanka Soomaalida ayaa looga hadlay Ajandayaasha Horyaala Xildhibaanada kuwaasoo ahaa:-

1:- Ansixinta Afhayeenka Iyo Kuxigeenka Golaha Baarlamaanka Deegaanka.

2:- Ansixinta Gudomiyaha Iyo Kuxigenka Maxkamada Guud Ee Deegaanka.

3:- Ansixinta Waxkabadalka Astaanta Calanka Iyo Magaca Deegaanka.

Waxaa loo bixin doonaa DDS oo macinaheeda yahay dowlad deeganka somali waxaa laga reebay iitoobiya.

Barlamaanka ayaana meel mariyay dhammaan Qodobadaasi.

kulanka-3-696x392ddsi-1

%d bloggers like this: