Baarlamaanka Dowlad Deegaanka Soomaalida oo bedelay calanka doortayna afhayeen cusub.

ddsi-1Kalfadhigii labad ee aan caadiga aheyn ee Xildhibaanada dowlad deegaanka Soomaalida ayaa looga hadlay Ajandayaasha Horyaala Xildhibaanada kuwaasoo ahaa:- Continue reading

Dowlada Federalka Soomaaliya oo amar deg-deg ah dul dhigtey madaxda maamul goboleedyada.

astaanta-qarankaDawladda federaalka ee Soomaaliya ayaa maamul goboleedyada ku shirsan Kismaayo ku amartay in ay keenaan xisaab-celin ku aaddan “isticmaalka lacagaha dawladda dhexe ay u gudbiso dawlad goboleedyadaâ€. Continue reading

Taliyaha Ciidanka Booliska oo Muqdisho tababar ugu soo xiray Saraakiil ka yimid Puntland.

DSC_0158Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ayaa maanta tababar usoo xiray saraakiil ka tirsan Booliska, kuwaasi oo ka kala yimid deegaanada dawlad goboleedka Puntland. Continue reading

Dowladaha Jabuuti iyo Ertetrea oo muddo dheer kadib gaaray heshiis horu-dhac ah.

eritrea_djibouti_fm-640x344Dowladaha Jabuuti iyo Eretrea ayaa Shalay gaaray heshiis horudhac ah oo u Gogol-xaaraya in lasoo Af-jaro colaaddii muddo ka taagnayd xadlka ay wadaagaan Labada Dal ee dhalisay Gacan ka hadalka. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo booqday goobtii iyo Xaruntii Degmada Hawlwadaag ee ay dhowaan Qarxiyeen Argagixisada Al-Shabaab.

FB_IMG_1536251230718Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib Madashii Shiinaha iyo Afrika ee uu kaga qayb galay Beijing iyo kulankii saddex geesoodka ahaa ee uu Asmara kula yeeshay Hoggaamiyeyaasha dalalka Ereteriya iyo Itoobiya. Continue reading

Wasiir dawlaha cusub ee Madaxtooyadda Soomaaliya oo si rasmi ah ula wareegay Xilka.

6Wasiir dawlaha Madaxtooyada Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi oo dhowaan loo magacabay Xilkaasi, ayaa maanta si rasmi ah xilka kala wareegay Wasiir dowlahii hore ee Madaxtooyada Mudane C/qaadir Macalin Nuur. Continue reading

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Xasan Sh. Maxamud.


unnamed-12Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxwaynihii hore ee dalka, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Continue reading

%d bloggers like this: