Gaafoow oo ku Guuleystay doorashada kursi kamid ah kuraasta ka banaan Golaha Shacabka ee Baarlamanka FS.

40666649_1110803269069461_7668436194568437760_nDoorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo maanta ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ee Gobalka Galgaduud ayaa waxaa ku guuleystay Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud. Continue reading

Abaanduullaha Ciidanka Xoogga dalka oo kormeer shaqo ku tagay difaacyada Ciidanka ku sugan magaaladda Marko.

IMG_0078Abaanduullaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/guuto Odowaa Yuusuf Raage oo uu wehliyo Taliyaha Guutada 14-ka Oktoobar  iyo saraakiil kale, ayaa booqday furumaha ee dagaalka magaalada Marko ee Xarunta gobolka Sh/hoose. Continue reading

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho iyo Duqa Ankara oo ka wada hadlay Xoojinta Iskaashiga labada Caasimadood.

unnamed-10Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Ankara ee Dalka Turkiga, halkaas oo ay uga bilaabmatay booqasho rasmi ah. Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Xiritaanka Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee kasocda Beijing.

1Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey xiritaanka Shirka Madasha Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha ayaa ka warbixiyey fursadaha maalgashi ee Soomaaliya iyo muhiimadda ay u leedahay Hindisaha Shiinaha ee Kaabayaasha Dhaqaalaha (Road and Belt Initiative). Continue reading

Doalwadda Soomaaliya oo markii ugu horeysay ka faa’idaysanaysa Sanduuqa $60ka bilyan ee Shiinuhu u qoondeeyey Qaaradda Afrika.

chinaWaxaa si rasmi ah magaalada Beijing ee dalka Shiinaha uga furmay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika oo kulmisay 53 dowladood oo Afrikaan ah, Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika. Continue reading

%d bloggers like this: