Shirkada A 2 Z oo si bilaash qalab ciyaaro ku siisay Somfa

38799374_2171507269544963_8824707275449958400_n.jpg

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Booqday Jaamacadda Caalamiga Afrika Ee Dalka Suudaan

unnamed-22-640x427Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo booqday xarunta jaamacadda Caalamiga Ee Afrika ee magaalada Khartuum oo ay wax ka bartaan ardaya Soomaaliyeed ee ugu badan ee dalkaas waxbarashada u jooga, ayaa kula kulmay madaxda jaamacadda iyo xubna kamid ah ardayda Soomaaliyeed ee ee jaamacadda wax ka barta. Continue reading

Khayre oo Khartuum Kula Kulmay Jaaliyadda Iyo Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan.

qartuumRa’iisul Wasaaraha xukummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa ardayda iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan la qaatay kulan diiradda lagu saaray xaaladda soo kabashada iyo sida looga wada qayb qaadan karo dadaallada loogu jiro horumarinta hay’adaha kala duwan ee dawladda, Kobcinta dhaqaalaha, sare u qaadidda amniga, cadaaladda, la dagaalanka Musuq-maasuqa iyo qabyaaladda. Continue reading

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Shir-gudoomiyay Kulankii sedaxaad ee  Looga Hadlay Horumarinta Hawlaha Dekadda Muqdisho.

r xigeenkaRa’iisul Wasaare ku-xiggeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta shir-gudoomiyay kulankii ugu danbeeyay ee looga hadlayay qorshaha horumarinta shaqada dekadda Muqdisho, waxaana dhinacyadii loo xil-saaray ay soo dhameeyeen qorshihii ay ku shaqeyn laheyd dekadda Muqdisho, si looga jawaabo baahiyaha ganacsatada Soomaaliyeed. Continue reading

Horjooge sare oo ka tirsanaa Nabad diidka Alshabaab oo Dawladda Soomaaliya isku soo dhiibay.

som swiss

C/rxamaan Xuseen Wardheere oo Alshabaab ay ugu yeeri jireen Bilaal, ayaa maanta warbaahinta Qaranka u sheegay in uu ka baxay kooxda argagaxisada ah ee Alshabaab oo sida uu sheegay muddo 12 sano uu kamid ahaa. Continue reading

Ciidamada Danab oo Maleeshiyada Al shabaab kala wareegay Tuulooyin hoostaga Balcad.

ciidamada-danab-640x360Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa howlgalo ay ka sameeyn deegaano ka tirsan Gobalka Shabeellaha dhexe waxay kula wareegeen Tuulooyin ay ku dhuumaaleysanayeen Maleeshiyada Al shabaab. Continue reading

Stan Kroenke oo la wareegay Milkiiyada Arsenal

stan-kroenkeStan Kroenke ayaa la wareegay milkiyada kooxda kubada cagta Arsenal oo ka dhisan horyaalka Ingiriska kadib markii uu ka gatay boqolkiiba sodon Alisher Usmanov oo sheer ku ahaa kooxda arsenal. Continue reading

Ra’isul wasaare Khayre oo fara geliyey isku day lagu xiri lahaa Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibeda.

Kheyre.jpg2Wasiirka Arimaha Dibada ee dawladda Federaalka Axmed Ciise Cawad oo jooga magaalada Garoowe ayaa sheegay in la xaliyay murankii saaka ka dhashay isku daygii ciidamo ka tirsan booliska ay ku doonayeen inay ku soo xiraan wasiir kuxigeenka wasaaradda Mukhtaar Mahad Da’uud. Continue reading

Ciidamada ammaanka dowlada Soomaaliya oo howlgal ay sameeyeen ku soo qabtay sarkaal ka tirsan Al-Shabaab.

DHAGARQABE SHABAAB7Howlgal ciidamada Ammaanka Soomaaliya ay ka sameyeen xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ay ku soo qabteen sarkaal la sheegay in uu ka tirsan yahay ururka Al-Shabaab. Continue reading

Rabshado goobo ganacsi lagu boobay oo kadhacay magaalada Jigjiga ee DDSI.

CaptureMucaaradka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ugu baaqay shacabka inay is-dejiyaan isla markaasna ay ilaaliyaan nabadgelyada. Continue reading

Isku day lagu soo xiri rabay Wasiir ka tirsan Xukuumada Somalia oo guuldareystay.

daaauud-696x464Ciidamo ka tirsan dowlada ayaa goor dhow isku dayey iney soo xiraan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mukhtaar Mahad Daa’uud. Continue reading

%d bloggers like this: