Profile Abdulkadir Kulane MAXAA KATAQAANAA

9a6e3e3f-4821-496d-9636-543bf637ed1c.jpg
markuu joogey Minnesota Wuxuu ahaa nin stress qaba noloshuna ku adagtahay kadib wuxuu uu noqday xoola qale(Halal meat ) muddo kadib wuu ka tagay shaaadii hilib qalista wuxuuna isku badalay Somali gangs iyada oo ay kooxdiisii dib

jirta ahayd ay dileen nin Ogaden ah . Xiligii Maxkamadaha ayaa waxaa tashkiiliyay wadaad jaliyadda  ah Wuxuu noqday activist iyo inuu taageero maxkamadaha Wuxuu dhaliili jiray dowladihii kala danbeeyey ee C/lahi Yusuf iyo Sheekh Shariif isaga oo markaa u janjeedhsamey dhanka wadaadnimada khaasatan kooxda loo yaaaan Takfiirka.

Markii Maxamamidihii islaamigu saaxada ka baxeen 2010 jiis Mareexaan waxa gacanta ku dhigey culimo ku xidhan Al Shabaab oo markaa tabarucaad uga ururin jirtey Marayken gudihiis iyagoo ugu danbeyn ku qanciyey in uu xubin ka noqdey isaguna uu aqbaley waxaana ay u fureen xawaalad la marsiin jirey lacagaha Al Shabaab taas oo shaqeyneysey ilaa dhamaadkii 2015 Markaas oo uu iska xidhey Xawaaladii kadib dagabal FBI samaysay, xiligaas ka dib ayuu yimid Nairobi isaga oo uga biiray olilihii Farmaajo ee doorashadii 2016.

%d bloggers like this: