xad 22, July, 2018 Muqdisho Barnaamijka Wadajir Radio Programe waa Barnaamij kahadla Xasilinta Dalkeena Soomaaliya, qaybta
taxanaha ah waxa aydin ku maqli doontaan Wareysiyo ku aadan Hanaanka horumarineed ee dalka, dadaalada Is-dhex galka Bulshada, Dhismaha Nabadda, Iscafinta oo ay Wado Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyo howl-qabadka Wasaaradaha Arrimaha Gudaha heer Maamul gobolleed kuwaasi oo qayb ka ah Barnaamijyada la naas nuuga Dhismaha Golaha deegaanka gobolada dalka:
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.