Dhismaha Isbitaalka Buur-hakaba oo meel wanaagsan maraya

1-9-1.jpgGuddomiyaha degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay, Maxamed Ibraahim Nuur oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ammaanka magaalada uu yahay mid wanaagsan isla markaana uu socdo howlgallo lagu xaqiijinayo Xaaladda amni deegaanada hoos yimaada degmada. Continue reading

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Guddiga Difaaca Golaha Shacabka

003-1Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka. Continue reading

Taliyaha Booliska iyo Michel keating oo gaaray Gaalkacyo

Galkacyo-640x360Waxaa goor dhow magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug gaaray Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Bashiir Cabdi Maxamed (Ameeriko) oo ay wehliyaan Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Michel keating iyo saraakiil kale. Continue reading

Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada oo ku heshiiyey midaynta canshuuraha dalka.

sawirka-hore-696x464 Shirka wadatashiga ee xoojinta wadashaqeynta  iyo dhameystirka  habka
mideynta canshuraha dalka oo Muqdisho laba maalmood uga socday,
wasiirka maaliyadda xukuumadda FS iyo wasiirada maaliyadda dawlad
goboleedyada ayaa dhammaadkiisa laga soo saaray war murtiyeed ku aadan
waxya abahi la isla meel dhigay, waxaana ka mid ahaa. Continue reading

Waxaa bilowday Beegsiga Saldhigyada Al-shabaab

SNA-Special-ForcesCiidammada Xoogga dalka  ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku dhigaan raggii Al-shabaab Qaraxyada ugu diyaarinayey gobolka Shabeellada Hoose kaddib weerar ay ku qaadeen kooxdaas. Continue reading

Profile Abdulkadir Kulane MAXAA KATAQAANAA

9a6e3e3f-4821-496d-9636-543bf637ed1c.jpg
markuu joogey Minnesota Wuxuu ahaa nin stress qaba noloshuna ku adagtahay kadib wuxuu uu noqday xoola qale(Halal meat ) muddo kadib wuu ka tagay shaaadii hilib qalista wuxuuna isku badalay Somali gangs iyada oo ay kooxdiisii dib Continue reading

Barnaamijka Wadajir oo ka hadla xasilinta dalka + Sawirro

IMG_9589-1-696x464xad 22, July, 2018 Muqdisho Barnaamijka Wadajir Radio Programe waa Barnaamij kahadla Xasilinta Dalkeena Soomaaliya, qaybta

Continue reading

Ciidamada Xasilinta oo laga qaaday inta badan Isgoysyada Wadooyinka Muqdisho

isgoys-xasilinIyadoo xalay saqdii dhexe ay ku ekeyd mudada 48-ka saac ee Guddiga Amniga Qaranka go’aamiyeen in waddooyinka xiran ee magaalada Muqdisho la furo, ayaa saaka waxaa la qaaday Ciidamadii ku sugnaa Isgoysyada. Continue reading

Taliyaha Booliska Soomaaliya iyo Ergeyga Qaramada Midoobey oo gaaray Gaalkacyo

IMG_20180722_114218Somali police chief and UN envoy arrive in Galkayo Continue reading

Saraakiisha ciidanka xoogga dalka oo sheegay inay burburiyeen saldhigyo Al-Shabaab ku diyaarinayeen Qaraxyo

Ciidan-MileteriSaraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay inay burburiyeen saldhigyo Al-Shabaab ku diyaarinayeen qaraxyada oo ku yaalla Gobolka Shabeellaha Hoose. Continue reading

%d bloggers like this: