Maxaa ka taqaannaa Taariikh Nololleedkii Wariye Rug-caddaa Saxaafadeed Allaha u Naxariistee Yoonis Cali Nuur Akhriso.
1948 : Â ku dhashay Tuulada fara-weyne
1960: Dugsigii Hoose ee Arabsiya
1965: Dugsiga dhexe ee Cadaadley
1968: Dugsiga sare ee Camuud
1972:Â Dugsigii Tababarka Xalane
1973: Â Wasaaradda Warfaafinta iyo Hanuninta DAdweynaha, Radiyo Muqdisho
Waxa qori jiray faalloyinka , waxa kale uu samayn jiray barnaamijyo
1980 waxa uu tababar waxbarsho uu tagey dalka jarmalak galbeed
1982: waxa uu galay machadka siyaasadda
1983: waxa uu noqdey Agaasime ku-xigeenka Wakaaladda SONNA
1984; Tababar, Jaamacad ku taal dal Faransiiska
1984-2015: waxa uu ka shaqeeyaya BBC laanta afsomaaliga ee London iyo hey’ado kale oo ku yaalla magaalada  London.
Waxaa suu uruuriyey Ustaad Waa-suge
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.