Advertisements

U qaabilsanihii Daacish duubista Muuqaallada iyo Qaraxyada goballada Shabeelaha-Hoose iyo Benaadir oo Maanta Maxkamadda Ciidamada ka soo muuqday

IMG_0762Muqdisho (SNTV)-Ugu horreynba waxaa loo jeediyay eedda ay soo diyaariyeen Xafiiska Xeer ilaalinta ee ka koobneyd xilliyadii  uu ku soo qaatay kooxaha argagaixisada ee Alshabaab iyo Daacish uu ka tirsanaa ilaa 2013  ka hor inta uusan soo gelin gacant Ciidamada Amniga oo lagu soo qabtay isagoo ku jiro aasidda miino meel boodka ka ah fadhi ay ku leeyihiin bar kontrool ee ah halka loo yaqaano boo-boodka ee degmada afo’e ee gobalka shabeelaha hoose taariikhda markey aheyd 18/04/2018. Continue reading

Advertisements

Koox Hubeysan oo Toogasho sababtay dhimasho iyo dhaawac ka geystay Suuqa Bakaaraha.

15321924821a95aDabley hubaysan ayaa maqribkaan caawa waxa ay dil ka gaysteen suuqa Khudaarta ee Bakaaraha, gaar ahaan dhanka xigta Degmada Hodan. Continue reading

Mid ka mid ah ergadii soo dooratay Xildhibaanada oo xalay lagu dilay Beledweyne

kkkkWararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay lagu dilay nin lagu magacaabayay Cabi Cali Gareen oo ka mid ahaa Ergadii dooratay Xildhibaanada Baarlamaanka ee ka soo jeeda Hirshabeelle. Continue reading

Wadooyin hor leh oo kuyaala Muqdisho oo biro cusub lagu xiray (Daawo Sawirada

1 (1)Ciidamada amaanka gaar ahaan kuwa loo yaqaan xasilinta ayaa biro ku xiray qaar kamid ah Wadooyinka jid cadayaasha ah ee dhax mara xaafadaha magaalada Muqdisho xili Madaxweyne Farmaajo amar ku bixiyay in la furo wadooyinkii horey loo xiray. Continue reading

Mas’uul ka tirsanaa Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta oo lagu dilay Qarax gaarigiisa loogu xiray

qarax0Faah faahin ayaa ka soo baxaya qarax gaari lagu xiray oo saaka ka dhacay agagaarka Taalada Daljirka Dahsoon degmada Boondheere, kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac. Continue reading

Taariikh nololleedkii Allaha u naxariistee Yoonis Cali Nuur

Yoonis-Cali-NuurMaxaa ka taqaannaa Taariikh Nololleedkii Wariye Rug-caddaa Saxaafadeed Allaha u Naxariistee Yoonis Cali Nuur Akhriso. Continue reading

%d bloggers like this: