Madaxweynaha Dalka oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Yoonis Cali Nuur.

farmaajo333-640x427.jpgMadaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka ah ee Soomaaliya Maxammed Cabdullaahi Maxammed  Farmaajo ayaa ka tacsiyeey geerida ku timid Allha Unaxariiste  Marxuum Yoonis Cali Nuur oo horay uga soo shaqeeyay Radio Muqdisho iyo Warbaahinta BBC qeybteeda Soomaaliga.

“Waxaan tacsi u direynaa qoyska iyo qaraabada Marxuum Yoonis Cali Nuur. Yoonis wuxuu muddo dheer kasoo shaqeeyay  iyo , wuxuuna ahaa khabiir dhanka saxaafadda ah oo tababaray wariyeyaal badan oo Soomaaliyeed. Eebe jannadii Firdawso haka waraabiyo”. ayuu ku yiri qoraal uu soo dhigay bartay bulshada ee Twitter Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxammed Cabdulaahi Maxammed Farmaajo.

Marxuumka ayaa ku geeriyooday magaalada London ee dalka Englad

%d bloggers like this: