Posted on July 20, 2018 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka ah ee Soomaaliya Maxammed Cabdullaahi Maxammed Farmaajo ayaa ka tacsiyeey geerida ku timid Allha Unaxariiste  Marxuum Yoonis Cali Nuur oo horay uga soo shaqeeyay Radio Muqdisho iyo Warbaahinta BBC qeybteeda Soomaaliga. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Dalka oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Yoonis Cali Nuur.
Posted on July 20, 2018 by SomaliSwiss
Iyadoo dalka Itoobiya ay ka socdaan rabshada u dhexeeya Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ayaa Qaraar ay soo saareen Golaha Deegaanka ee Magaalda Minneapolis ee Dalka Mareykanka, uuna ku saxiixnaa Duqa magaalada Jacob Frey, waxa uu ugu baaqay dowladda Itoobiya ee uu hogaamiyo Dr. Abiy Axmed inay joojiso colaadda u dhaxaysaa qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ee dalkeeda, sidoo kalena ay ilaaliso amniga, hantida iyo xuquuqda aadanaha ee bulshooyinka labada qowmiyadood oo dhawaanahaan ay dagaallo ku dhexmarayeen deegaanno ka tirsan Wadankaasi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Golaha deegaanka Minnesota oo soo saaray qaraar lagu dalbanayo joojinta colaadaha u dhexeya Soomaalida iyo Oromada Itoobiya
Posted on July 20, 2018 by SomaliSwiss

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalau kulan xalay degdeg ah isugu ueerau Guddiga Amniga Qaranka, si looga jawaabo cabashooyinka shacabka ee ku aadan waddooyinka xiran ee magaalada, kaasoo saameyn ku yeeshay dhaq dhaqaaqa ganacsiga iyo isu socodka dadka.
Guddiga Amniga Qaranka ayaa soo saaray awaamiir ku aaddan amniga caasimadda iyo Dekedda Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddiga Amniga Qaranka oo ku amray in muddo 48 saac gudahood la furo jidadka xiran ee Muqdisho
You must be logged in to post a comment.