
Sidoo kale waxaa taliye Xuseen Cismaan Xuseen uu burburiyay xafiiisyadii ku xigeenada koobaad iyo labaad ee NISA Jaamac & Abdalla Abdalla, isla markaana amar kubixiyay in la xirxiro ilaaaladooda iyo shaqaalaha xafiiiskooda.
Sida aad ku aragtaan muuqaalka hoose waxaa ay marqaati u tahay sida loo galay xafiisyadii ay ku shaqeynayeen ku xigeenada koobaad iyo labaad ee NISA.
 Â
Warkan ayaa sheegaya in ay xurguf hoose dhex martay taliyaha Hey’adda Nabad Sugigga Xuseen Cismaan Xuseen iyo kuxigeenadiisa oo kala ah Abdala Abdalah iyo Jaamac khilaafkaas oo keenay in laburburiyo xafiisyadii ay ku shaqynayeen.
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.