Mareykanka oo liiska Argagixisada Kooxda Al-Hijra oo ah Laanta Al-Shabaab ee Kenya

al-hijra-696x465Dowladda Mareykanka ayaa liiska Argagixisada Caalamiga ku dartay Koox Islaami ah oo ka howl gasha Soomaaliya iyo Kenya, taasoo xiriir la leh Kooxda Al-Shabaab.

Kooxdan oo lagu magacaabo Jamaacatu Al Hijra ayaa waxaa hoggaamiya Ninka lagu magacaabo Axmed Iimaan oo u dhashay Kenya, kaasoo horay Mareykanka madaxiisa u dul dhigay mallaayiin doollar ah. Continue reading

Al-Shabaab oo la wareegay deegaanka Af urur ee duleedka Boosaaso

afurur1-696x464Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay saaka la wareegeen deegaanka Af Urur oo u dhow Buuraha Galgala. Continue reading

Soomaaliya oo ku biirtay Suuqa bariga iyo koonfurta Afrika ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaan (COMESA)

Ra’isal Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta magaalada Lusaka ee dalka Zambia uga qayb galay kulan madaxeedka 20-aad ee wadamada ku bohoobay Suuqa Bariga iyo Koonfurta Afrika (COMESA) ayaa saxiixay xubinnimada Soomaaliya ee suuqaasi. Continue reading

Khilaaf xoogan oo kadhex jira Hey’adda Nissa madaxdeeda.

IMG-20180719-WA0002Waxaa layaab leh taliyaha NISA Xuseen Cismaan Xuseen inuu ka Amar Qaato agaasimaha  madaxtooyada iyadoo lagu amrey dhamaan hay’adii   Nabad-Sugida uqaailsaneyd wadanka in  ay amnigiiisa  sugto la burburiyo qalabkii xafiisyada iyo dadkii ka shaqaynayay oo kooxda Al-Shabab ladagaalamay.

Continue reading

%d bloggers like this: