Feysal Cali Waraabe oo ka warbixiyay kulan uu la qaatay Madaxweyne Farmaajo.

IMG-20180718-WA0008Hoggaamiyaha Xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe ayaa ka warbixiyay kulan uu la qaatay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, isagoo xusay in kulankaas uu dalbaday Madaxweyne Farmaajo. Continue reading

Agaasimaha guud ee (NISA) oo lashaaciyay in uu ku tunto sharciga ciidanka Nabad Sugidda Soomaaliya.

thumbIlaa markii lasoo magacaabay Agaasime Xusen Cusman Xuseen wuxuu Caado iyo dhaqan ka dhigtay inuu si bareer ah ubaalmaro sharciga ciidanka iyo hanaanka dowladimada. Continue reading

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Qaabilay Safiirka Dalka Hindiya u Qaabilsan Soomaaliya.

unnamed-46.jpgRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Hindiya u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Suchitra Durai iyo wafti ay hogaaminaysay. Waxayna ka wada hadlayn xiriiirka qotada dheer ee labada dal iyo habka ugu wanaagsan ee ay u wada shaqayn karaan labada dawladood. Continue reading

Wasiirka Boostada oo daahfurey Xarunta Internet-ka iyo isku xirka Jaamacadaha dalka.

unnamed-2-11Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada Eng. Cabdi Cashuur Xasan ayaa daah furay Adeegga taakuleynta Internet-ka iyo isku xirka Jaamacaddaha dalka iyo kuwa caalamka, munaasabad maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Continue reading

Shirka Brussels oo la soo gaba gabagabeeyay iyo war murtiyeed laga soo saaray.

shirka-bruselWaxaa caawa la soo gabagabeeyay shirka Brussels ee Somalia Partenrship Forum, kaasoo looga hadlayay arrimaha Soomaaliya, waxaana shirkan oo socday labo maalmood laga soo saaray war murtiyeed ka kooban 14 bog. Continue reading

%d bloggers like this: