Madaxweynaha Soomaaliya oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee ay Belgium-ka usoo magacowday Soomaaliya..

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Dalka Belgium-ka u fadhin doona Soomaaliya, kaas oo lagu magacaabo Nicolas Nihon. Continue reading

%d bloggers like this: