Howlgallo ay ciidamada xasilinta caasimadda ka sameeyeen qeybo ka tirsan degmada Warta-Nabadda ee Gobolka Banaadir ayay kusoo qabqabteen Nabe sharci darro loogu heystay qeybo ka tirsan degmadaasi iyo raggii wayay.
Gudoomiye kuxigeenka amniga iyo syyaasadda gobolka Banaadir Max’ed C / laahi Tuulax iyo gudoomiyaha degmada Warta Nabadda iyo saraakil ciidan ayaa ku sugnaa saldhigga degmada Warta-Nabadda oo lagu soo bandhigay hubka ay ciidamadu soo qabteen iyo ragga eedeeysaneyaasha ah.
Seynab Max’uud Warsame Xaabseey, Gudoomiyaha Degmata Warta-Nabadda Ayaa Sheegtay in Raggan eedeeysaneyayaasha ah Iyo Humbaba AY Cidamadu Kasoo Qabteen Xaabadda Xamar Galle, Ajadoo Uga Mahadcelisay Cidamada Dadaalladooda Lagu Xaqiijinayo Nabadgelyada.
Wax ay Sheegtay in labal nin oo hubeysnaa Mitte kamid ay ciidamadu gacanta ku thigeen, midka kalena uu hubka tuuray, kadibna caramay kaasoo ay xustay in ay ciidamadu ku daba joogaan.
Gudoomiye kuxigeenka amniga iyo syyaasadda gobolka Banaadir Max’ed C / laahi Tuullax ayaa ciidamada und mahadceliyay dadaallada und wadaan, isagoo ku booriyay in ay labas jibaaaran dadaalkooda lagu sugayo amniga.
Ciidamada xasilinta golokka Banaadir ayaa degmooyinka golokka Banaadir ka fuliya howlgallo haben iyo maalin ah oo lugu sugayo nabadgelyada.
SomaliSwss Muqdisho
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.