Munaasabad lagu dhaarinayey Wasiiraddii dhawaatan la magaacabay oo maanta lagu qabtay xarunta Villa Hargeysa Muqdisho.

Munaasabad kooban oo maanta lagu qabtay xarunta Villa Hargeysa ayaa waxaa xilalkoodii kula wareagay Wasiiraddii dhawaan uu magaacabay ra’iisal wassaare Xassan Cali Kheyre. Continue reading

Ciidamada xasilinta Muqdisho oo gacanta ku dhigay hub sharci darro ah iyo raggii watay.

Cidamada XasilintaHowlgallo ay ciidamada xasilinta caasimadda ka sameeyeen qeybo ka tirsan degmada Warta-Nabadda ee Gobolka Banaadir ayay kusoo qabqabteen Nabe sharci darro loogu heystay qeybo ka tirsan degmadaasi iyo raggii wayay. Continue reading

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaare Kheyre oo gaaray Addis Ababa

Kheyre Addis ababaWafdi Uu Hoggaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre ayaa Galinkii Danbe Ee Maanta ka Anbabaxay Magaalada Muqdisho Ayaa Gaaaray Magaalada Addis Abeba Ee Dalka Itoobiya. Continue reading

%d bloggers like this: