Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ee Africmo ayaa Sheegay in uu soconayo baaritan la xiriiran duqeyn diyaaradaha aan duuliyaha heyn ee Mareykanka ay ka fuliyeen dulleedka magaalada Muqdisho.
Duqeytan Ayeey Sheegeen in Lagu Bartilmaameedsaday Dagaalameyaasha Al-Shabaab ‘Isla Markaana Ay Ku Dileyn Dhowr Iyo Toban Dagaalame Oo Al Shabaab ah.
Weararkan Oo Dhacay Arbacadii Ina Dhaaftay ee 23ki Bishan Ayeey Sheegeen Saraakiisha Africmo in AY Baarayaan in Duqeyntaas Dad Ray Ah und Khasasro Ka Soo Gasray Iyo in Grünkohl.
Taliska Africom ee Maraykanka Ayaa Hore Loogu Eeedeeyay in Vater rayid ah ay ku dileen weararo und wadajir ah uga fuliyeen dalka Soomaliya ciidamada milatararm Soomaaliya
SomaliSwiss Quelle: Pntagon
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.