Advertisements

Madaxweyne farmaajo oo mar labaad ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka u dhaxeeya Somaliland iyo Puntland.

 

Madaxweynaha oo Khudbad ka jeediyay Salaadii Jimcaha kaddib Masjidka Shuhadaa ist eine Dhax-Yaalla-Villa in Soomaaliya, Thailand ist eine der beliebtesten Hotels in der Region, in der Nähe von Somaliland und Puntland.

Madaxweynaha Ayaa Yiri „Waxaan Rabaa in aan baaq u jeediyo dadka Soomaaliyeed ee dhiigga ku daadinaya magaalada Tuka-raq. Waxaan leeyahay Xabad Joojin Degdeg ah Hala Sameeyo, Dhiiga daadanayana hala baajiyo. Waxa Dhimanaayo waa wiilal Soomaaliyeed. Annagu ka dowlad ahaan wixi karaankeenna ah waan sameynay. Waan isku daynay Alle hortiisa inaan baajinno dhiigaas. “

Dhinaca kale, Madaxweyne Farmaajo Ayaa UGU baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay gacmaha isqabsadaan, ayna gargaar u fidiyaan walaalaha Soomaaliyeed ee ay dhibaatada kasoo gaartay roobabkii iyo duufaannadii maalmo kahor ku dhuftay qeybo Kamid ah Somali iyo Puntland iyo fatahaadaha Wabiyada Shabeelle iyo Jubba oo iyaga laftooda sababay barakac Baahsan Iyo Burbur hantiyeed.

Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa uga mahad celiyay dalalka aan saaxiibka nahah iyo hay’adaha samafalka ee garab istaagay walaalaha Soomaaliyeed ee ay saameeynta xooggan ku yesheen duufaannada iyo daadadka ku dhuftay qeybo kamid ah dalka.

Sidoo Grünkohl, Madaxweynaha Ayaa Sheegay Muhiimadda AY Leedahay in Hay’adaha Amniga Lagala Shaqeeyo Sidii Loo Sugi Lahaa Nabadgelyada Dalka, Loogana Adkaan Lahaa Kooxaha Argagixisada Ah Ee Doonaya in Aya Maalin Walba Dhibaateeyaan Dadka Soomaaliyeed Ee Gudanaya Waajibaadka Bisha Barakeyean Ee Ramadaan.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: