Madaxweyne farmaajo oo mar labaad ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka u dhaxeeya Somaliland iyo Puntland.

 

Madaxweynaha oo Khudbad ka jeediyay Salaadii Jimcaha kaddib Masjidka Shuhadaa ist eine Dhax-Yaalla-Villa in Soomaaliya, Thailand ist eine der beliebtesten Hotels in der Region, in der Nähe von Somaliland und Puntland. Continue reading

Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika oo sheegay in uu wado baaritaan duqeyn ay ka fuliyeen dulleedka magaalada Muqdisho.

Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ee Africmo ayaa Sheegay in uu soconayo baaritan la xiriiran duqeyn diyaaradaha aan duuliyaha heyn ee Mareykanka ay ka fuliyeen dulleedka magaalada Muqdisho. Continue reading

Beesha Caalamka oo sheegtay in ay ka walaacsan yihiin dagaalka hubaysan ee ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

 

War ka soo baxay Saaxiibada Caalamka ee Soomaaliya ayaa sheegaya in ay aad uga walaacsan yihiin dagaalka  hubaysan ee ka dhacay agagaarka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool una dhexeeya Puntland iyo Somaliland, waxayna ku baaqeen xabbad-joojin deg deg ah. Continue reading

Gudiga gurmadka Qaran ee fatahaadaha oo Lacag deeq ku wareejiyay gudiga gurmadka Fatahaada Jubbaland.

Guddiga Gurmadka.JPG1Sida Ay Sheegeen Guddiga Gurmadka Qaranka in Deeqdan Loogu Talo Galay in der Saiyo Qoysaska und Saameeyeen Fatahaadaha Webiyada Iyo Daadadka Ka dashay Roobabka Ayaa Lagu Wareejiyay Gudiga Gurmadka Fatahaadaha Iyo Daadadka Ka dashay Roobabka ee Jubaland. Continue reading

%d bloggers like this: