Ra’iisul Wasaare Khayre oo Daah-furay Qorshaha Midaynta iyo Daadejinta Sugidda Amniga Caasimadda.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa daah-furay Qorshaha mivanda iyo Daadejinta Sugidda amniga Caasimadda iyada oo mas’uuliyadda qorshahan looga fadhiyo maamulka Gobalka Banaadir io guddoumiyayaasha degmooyinka kuwaas oo kaashanaya laamaha amaanka.

Ra’iisul Wasaare Khayre Ayaa Sheegay in Wixi Hadaa Laga Bilaabo Cidan Kasta Uu Ka Amar Qaadan Doono Guddoomiyaha Degmadda Ay ka Shaqeynayaan, Si ay und Fududaato Sugidda Amniga Caasimadda Oo Uu Sheegay in Mudda Ku zB 90 Cesho La Donayo in Caasimadda Amnigeeda und Buuxda Gacanta Loogu Dhigo.

Waxaan rabnaa in aa ka guurno qorsha ah markii ay Wachs dhacaan in madaxda sar-sare oo kaliya su’aalo la weydiyo, waydiimuhu waa in ay kasoo bilowdaan meesha ugu hooseysa oo ah guddoomiyaha Waaxda iyo Laanta. Sidoo kale waa in aad qaadataan bogaadinta shaqooyinka wanaagsan. “Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Khayre.

Ra’iisul Wasaaraha Ayaa Sheegay in Loo Baahanyahay in Xaafad Kuta Ay Ku Suganyihiin Ciadan Ku Filan Iyo Papa ist Xil-Qaamayaal Ah Oo Ka Wada Shaqeeya Sugidda Amniga. Waxuuna Ballan Qaaday in Dawladdu und Ku Caawineyso Maamulka Gobalka Benaadir Iyo Taliska Cidamada Fududeynta Dhammaan Amkaaniyaadka Loo Baahanyahay Si Amaanka Loo Sugo.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaalieya ayaa sidoo Grünkohl atillaamay in Loo Baahanyahay laamaha amna in aaogaadaan shaqsi kasta oo ku nool magaaldda Muqdisho iyo shaqada uu qabto, si looga baaqsado in der kaaimadda ay ku dhex dhauntaan koaxaha dhibaateeya shacabka Soomaaliyeed. Wuxuuna carrabaabay in der lage gdbb xilligii cid kasta ay iska dhex joogi jirtay magalaada waxa ay doontana ay sameyn jirtay, in der nähe von cidna wachs iska wydiin.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmai.lcom

%d bloggers like this: