Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaalieya ayaa magacabay Goor Dhau Wasiirro, Wasiiru dowlayaal und Wasiir ku xigeenno cusub.
Xilalka Wasiirada
1- Xasan Macalin Xuseen Wasiirka Ow-qaafta Arrimaha Diinta
2 – Xasan Cali Maxamed Wasiirk Gaaschanadhigga
3- Daahir Maxamuud Geelle Wasiirka Warfaafinta
4- C / casiis Xasan Maxamed Wasiirk Tamarta iyo Biyaha
5- Xamza Saciid Xamza Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka
6 – C / fataax Maxamed Ibrahim Wasirka Howlaha Guud Iyo Guriyeynta
Wasiiru dowlayaasha
1- Daahir Cabdi C / llaahi Wasiiru dowlaha Ganacsiga iyŨ Warshadaha
2 – Maxamuud Maxamed Buunow Wasiiru dowlaha Amniga
Wasiir kuxigeenada
1- Isxaaq Maxamed Maxamuud Wasiir kuxigeenka arrimaha Gudaha
2- Aadam Isaq Cali wasiir kuxigeenka Warfaafinta
3-K / raxmaan Iidaan Yoonis Wasiir kuxigeenka Boostada iyo Isgaarsinta
4- Maxamed Saciid C / llaahi Wasiir kuxigeenka Caafimaadka
5- Maximaud Xasan Wasiir kuxigeenka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka
SomaliSwiss Muqdisho
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.