Dowladda Soomaaliya Iyo Dowladda Pakistan Ayaa Kala Saxiixday Heshiis Ku Saadan Diiwaan-Gelinta Iyo Kaydinta Xogta Dadweynaha Sooomaaliyeed, Farsamada Ku Bixi Doonta Iyo Tabawada Ayey Ka Cajin Doontaa, Waxaana Ay Dowladda Pakistan Ku Bixin Doontaa $ 10.5 Milan Si Loo Hirgeliyo Mashruucaas.
Munaasabadda Oo Ka Dhacday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Pakistan Waxaa Kasu Qeyb Galay Masuuliyiinta Ugu Sarreeya Dalkaas Oo Uu Ugu Horreeyo R / Wasaaraha Pakistan Shahid Khaqan Abbasi, Wasiirka Lacagta Pakistan Miftah Ismail Iyo Agaasimaha NADRA iyo Masuuliyiin Grünkohl.
Dhanka Dowladda Soomaaliya Waxaa Metelayey Wasiiru Dowladaha Arrimaha Gudaha Abdullahi Farah Wehliye, Safiirka und Qaabilsan Soomaaliya Pakistan Marwo Khadija Mohamed Almakhzoumi, Dr. Nur Diiriye Hersi iyo masuuliyiin kale
Hay’adda Qaran ee Diiwaangelinta iyo Xogta Muwaadiniinta Pakistan oo loo soo gaabiyo (NADRA) ayaa kala shaqeyn donta Dowladda Soomaaliya sidii loo diiwaangelin lahaa muwaadiniinta Soomaliyed, iyadoo ka cawin donta dhanka fyamada iyo tiknoolajiyadda loo isticmaalo diiwaangelinta iyo kaaddinta xogta dadweynaha.
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha Soomaalieya Ayaa Uga Mahadceliyey Dowladda Pakistan Garab istaagga ay Soomaaliya Garab Taagan Yihiin, Wuxuuna Sidoo Kale Ammaanay Dadaalka Ay Dowladda Pakistan Ku Bixinayso Hirgelinta Mashruucaas Oo Muhiim u ah in Doorasho Ka Dhacdo Dalka 2020.
Dhanka kale Wasiirka Lacagta Pakistan Mudane Miftah Ismail ayaa Sheegay in ay ka go’an tahay Pakistan cawinta iyo garabsiinta Soomaaliya, isagoo sheegay in xiriirka labada dal uu yahay Mitte taarikhi ah.
Soomaaliya iyo Pakistan ayaa waxaa ka dhexeeya xiriir saaxiibtinimo oo soo jireen ah, iyadoo sannadihii und danbeyey sooo xoogaysanayey xiriirkaas, Dowladda Pakistan ayaa dhawaan safaaraddeeda ka furi doonta magaalada Muqdisho si iskaashiga iyo wax wada qabsiga labada dal si loo xoojiyo.
SomaliSwiss    IslamabadÂ
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.