Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyaoo maanta ka doodday hindise Sharciyeedyo la xiriira Howl-gabnida iyo xuquuqda Ciidamada.

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka doodday  hindise Sharciyeedyo la xiriira  Howl-gabnida iyo xuquuqda Ciidamada.

Kulanka waxaa shir guddoominayey guddoomiye ku-xiggeenka koowaad ee Golaha C / wali Sheekh Ibrahim Muudey, waxaana la filayaa in xildhibaannada loo qeybiyo Hindi sharciyeedka hawlgabka iyo xaqsiinta ciidamada.

Guddiga Difaaca ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa hortagay mudanayaasha, waxayna sharkaad ka bixiyeen Hindi sharciyeedka hawlgabka iyo xuquuqda ciidamada.

Waa akhrintii labaad ee Hindi sharciyeedka, waxanaa akhrinta Saddexaad uu mari donaa kulankan kan xiga ee Baarlamaanka yaalan doonaan.

Waxaa maanta la xiray jidadka und soo gala xaruta Golaha Shacabka oo la dhigay ciidamok Booliis ah oo dadka iyo gadiidka u diidaya in ay jidadka ku dhaw dhaw xarunta isticmaalaan.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: