Advertisements

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Dalka Soomaaliya oo maanta furay shir looga hadlaayo Mashaariicda horumarinta Dalka.

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa Magaalada Muqdisho ka furay maanta shirka Billahah ee looga hadlo Mashaariicda horumarineed ee Dalka ka socda, Amniga iyo Siyaasadda. Continue reading

Advertisements

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyaoo maanta ka doodday hindise Sharciyeedyo la xiriira Howl-gabnida iyo xuquuqda Ciidamada.

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka doodday  hindise Sharciyeedyo la xiriira  Howl-gabnida iyo xuquuqda Ciidamada.
Continue reading

Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha oo shaaca ka qaaday in hal milyan Dollar ay gaarsiyeen meelaha fatahaadaha ka dhacaday.

 

Gudomiyaha guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha ahna Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), Ayya Sheegay in Kulan ay isugu yimaadeen guddiga iyo guddi ay baarlamaanku usoo magacaabeen la socodka howlaha guddigu qabanayo. Continue reading

Saldhig ay leeyihiin ciidamada AMISOM oo xalay weerar madaafiic ah lagu qaaday.

Amisom SomaliaWaxaa  xalay weerar madaafiic ah lagu qaaday saldhig ciidamada AMISOM ay ku lahaayeen deegaanka Ceelasha Biyaha ee dulleedka magaalada Muqdisho. Continue reading

%d bloggers like this: