Ciidamada Dowladda oo howlgal dad lagu soo qabqatay ka sameeyay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.

 

Waxaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho howlgal culus, kaas ayaa ka danbeeyay kaddib Qarax miino oo inta u dhaxeysa Ex Koontarool Afgooye iyo xaafadda Haanta-Dheer, kaas oo sababay dhimashada Labo ruux oo shacab ah. Continue reading

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland oo war-saxaafadeed ka soo saaray Khasaarihii ka dhashay Duufaantii ka dhacay Soomaaliland.

Wobiga JubbaSida lagu sheegay War saxaafadeedka uu soo saaray Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland ayaa waxaa lagu caddeeyey in uu sii kordhaya Khasaaraha ka dhashay Roobab lixaad leh oo wata Duufaanno dhaliyay Daadad xooggan oo ka da’ay Todobaadkan qaybo ka mid ah Gobollada Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: