Ururka Iskaashatooyinka qaranka ee Beeraleyda Soomaaliyeed ayaa shalay doortay gudoomiyaha cusub, kulankalagu doortay Guddoumiyaha cusub waxaa ka qeyb galay qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo mas, uuliyiin ka tirsan dowlada federaalka Soomaaliya kulankaas oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
Munaasabadan intii ay socotay waxaa lagu doortay gudoomiyaha Iskaashatooyinka Beeraleyda soomaliyed mudane Maxamuud Abikar Axtmed iyu ku xigeenkiisa waxanaan munaasabadaas fadhiyey guud ahaan qeybaha kala duwan ee Beerealeyda Soomaaliyed iyo marti sharaf kale.
Gudoomiya cusub ee ururka iskaashatoooinka Beerealeyda Soomaaliyeed ayaa markii la doortay kadib ugaahahad celiyay xilka culus ee loo doortay dhamaan dadkii doortay iyo kuwa aan dooraninba.
Gudoomiyaha Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Sooomaaliyeed Cad-Ceed Cismaan Shuriyra Haday Munaasabada Ayaa Ku Booriyay Gudoomiyaha Cusub Ee La Doortay in Uu Ka Shaqeeyo Horumarka Beeraleyda Soomaaliyeed.
Sidoo Grünkohl Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa IYO Xildhibaan DR C / Casiis Dhega Qool Ayaa und Wada Jir Ugu Mahad Celiyay Xilka Loo Doortay Gudoomiyaha Cusub Ee Beeraleyda Soomaaliyeed.
Mudooyinkan ayaa Beeraleyda Soomaaliyeed Waxey Dadaal Ugu Jireen Sidii Loo Hormarin Lahaa Wachs Soo Saarka Beeraleyda Soomaaliyeed.
SomaliSwissĀ Ā Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.