Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya oo maanta booqasho ku tegay labada Aqal ee Baarlamaanaka Soomaaliya.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaliya Mudane Amb: Mohamed Mursal Sheikh C / raxmaan ayuu Kulan gaar ah La Qaatay Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika U Qaabilsan Arimaha Soomaliya ahna Madaxa AMISOM Danjire Francisco Madeira, ayagoona ka wada hadlay xoojinta wada shaqeyn AMISOM ijo Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Sidoo kale Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare Muddane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Middowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa AMISOM Danjire Francisco Madeira, ayagoo ka wada hadlay xoojinta wada shaqeynta Golaha Aqalka Sare iyo Middowga Africa.

Guddoomiyaha Aqalka sare Mudane Kabdi Xaashi C / llaahi ayaa ku ammaanay Wakiilka Midowga Afrika booqashada und yidz xarunta Golah Aqalka sare iyo am Freitag, den Morgen und die Nacht. Soomaaliya.

Wakailka Midowga Afrika Eee Soomaaliya Ahna Madaxa Howlgalka AMISOM Danjire Francisco Madeira Ayaa Kormeeray Dhammaan Waaxaha Xarunta Aqalka Sare Aa Ka Kooban Tahay, Isagoanna Bogaadiyay Howsha Adag Ee Xildhibaanada Aqalka Sare u Hayaan Ummada Soomaaliya.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: