Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo Maanta Dalka dib ugu soo laabtay.

 

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Ayaa Goor-Dhow Dalka dib Ugu soo laabtay kadib markii uu ka soo qeyb-galay shirkii Wadamada Islaamka ee looga hadlay Arrimaha Falastiin kaa soo ka dhacay Dalka Turkiga.

Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Iyo Wafdigi Uu Hogaaminayay Ee Halbkaasu Ugu Qaybgalay Shirka Wadamada Islaamka Ayaa Kulan La Quatay Inti Halkaasi Ay Joogeen Madax ka Tirsan Dowladda Turkiga.

Ra’iisul Wasaare ku-xugeenka Mudane Mahdi ayaa ka lulmay dhigiisa dalka Turkiga, waxaana ay ka wada hadleen heshiisyada dhinacyada ganacsiga iyo iskaashiga horumarinta kaabayaasha, islampaana loo fulin lahaa heshiisyo dhawar iyo toban gaaraya oo la xiriira dhinaca horumarka.

Sidoo kale kulanka labada Mas’uul ayaa looga hat sidii ganacsatada Sooyaaliyeed ai uga faa’iidaysan lahaayin Suuqyada Turkiga, si badeecooyinkooda ay und gaarsiiyaan suuqyada Yurub.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: