Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo Maanta Dalka dib ugu soo laabtay.

 

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Ayaa Goor-Dhow Dalka dib Ugu soo laabtay kadib markii uu ka soo qeyb-galay shirkii Wadamada Islaamka ee looga hadlay Arrimaha Falastiin kaa soo ka dhacay Dalka Turkiga. Continue reading

Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya oo maanta booqasho ku tegay labada Aqal ee Baarlamaanaka Soomaaliya.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaliya Mudane Amb: Mohamed Mursal Sheikh C / raxmaan ayuu Kulan gaar ah La Qaatay Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika U Qaabilsan Arimaha Soomaliya ahna Madaxa AMISOM Danjire Francisco Madeira, ayagoona ka wada hadlay xoojinta wada shaqeyn AMISOM ijo Xildhibaanada Golaha Shacabka. Continue reading

Magaalada Muqdisho iyo deegaannada ku dhaw dhaw oo Xalay iyo maanta ka da‘ay Roobab xoog leh.

Roobab mihigaan ah  oo ka bilaawday xalay saqdii dhexe ayaa wali ka da’aya magaalada Muqdisho iyo deegaannada ku dhaw dhaw waxaana lagu soo waramayaa khasaare kala duwan oo ay geysteen roobabkan. Continue reading

Waqooyiga dalka Soomaaliya oo ka da‘ay Roobab dabeelo wato oo sababay burburka guryo badan.

TsunamiRoobabka iyo dableylaha is wata ee labadii cisho ee la dhaafay ku dhuftay deegaannada ku teedsan Gacanka Cadmeed gaar ahaan waqooyiga Soomaaliya ayaa sababay burburka guryo badan ,iyadoona ay ku dhinteen ku dhawaad 2,000 oo xoolo ah, sida ay Qaramada Midoobay sheegtay . Continue reading

%d bloggers like this: