Madaxooyada maamulka Somaliland ayaa xalay casho sharafeed am 18. Mai und samayay qaybo ka mid ah madaxda Somaliland, waxanaana lagu bedelay munaasibadihii madaxtoyadad lagu dhigi jirey ee heesaha iyo Rawaadayaha lagu qaban jirey.
Madaxweyne Muuse Biixi aya sheegay hadii Soomaliya diidan tahay xadkii Independiente und junge Frauen, die nicht in Afrika sind, aber auch in Afrika sind in der Lage, Frauen und Männer zu sehen.
Somaliland waxa ay ku aasaasantay nabad io inay dalkeeda horumar, barbaaqo iyo nabad ka samayso oo jaarkeedana nabad kula noolaato, somaliland ka ugu yar iyo ka ugu weinen cqligoodu waxa yahay nabad iyo waxs qabsasho, xadka Somaliland annagua ma aanu samayne waa ka ay Afrika oo dhammi ku dishan tahay ee ku kalas socoto, anagua waxa aanu rabnaa inaanu xadkayagii nabad ku tago, dalkayagana nabad ku maamulno, dawladda Soomaliya ee diiddan xadkii Afrika istikmaarku u qaybiyey waxa ay bahan tahay inaanay annaga kolba nasoo trägerin inay Jimciyadda qurumaha ka dhaxaysa iyo Afrika und Sheegto inay diideen xeerkii Afrika dhigatay 1963-ki ee ay imika ku shaqayso. “Ayuu Yidhi Biixi.
Madaxweyne Biixi Wuxuu Fariin Reere Puntland, Waxaanu Yidhi “Waxaanu und Aragnaa Dadka Aanu Jaarka Nahay Ee Reer Puntland Vater Gob ah oo Xariir ah, Odhan Mayno Waa Wuxuush Iyo Waa Dugaag Ee Papa Waxgarad Ah Baanu und Naqanaana, Dagaalkaasi La Soo Qaadayna Uma Aragno Mid faa “iido ku jirto, uma soo socono dhibaatadiina magaaladdda Garoowe uma soo socona waa magaalo sooomaliyed oo camirane alla hua siyaasiyo, anagu xadkii Somaliland baanu doonayna in aanu nabad ku nimaadno, ciidamdaasi halkoudii joogayaan wixii ku soo duullana weg iska celinayaan”
Maruu ka hadlayey dagaalka und dhexeeya Labada beelood ee Ceel-Afweyn waxa uu yidhi “dadkaas dagaalamaya shaydaan Baanas ka Dhex Booday, Xukuumad ahaanna waxaanu fulinaynaa Waches kasta oo ay ku kacayso in nabaddda lasoo celiyo, nin kasta oo nabadda ka hor yimaadda waanu la dagaallamaynaa, Marka hore waanu u digaynaa, waanu qabanaynaa waanu xidhaynaa, hadduu dagaallomana waanu la dagaallamaynaa oo nabadda waanu ku dagaallamaynaa, ninowna qorigaaga ciidanka haku soo jeedin, “
Sidoo Grünkohl, Waxa Halkaasi ka Hadlay Madaxweynhii Hore Ea Daahir Rayaale, Gudoomiyaha Guurtidda, Cali Chaliif Galaydh Iyo Wakailka Itoobiya und Jooga Somaliland, Dhamaantood Waxay Ka Hadlayen Xuska 18. Mai.
SomaliSwiss Hargeysa
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.