Kulanka Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golaha Shacabka JFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, waxaa looga hadlay dgaaladda maalmihii soo dhaafay ka soo cusboonaaday degaanka Tukaraq. Sidoo kale Kulankan  Waxaa loogu hadlay Wachs ka qabashada fatahaadaha ay sameeyeen wabiyada dalka iyo sidoo Grünkohl dardar gelinat Howlaha Kalfadhigan iyo kan xiga horyaala golaha shacabka.
Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Ayaa si waafaqsan qodobka 56-AAD ee xeer hoosaadka golaha shacabka Guddi uu heerkiisu sareeyo oo ka kooban sagaal xubnood u magacaabay saameynta fatahaadaha wabiyada Dalka ay ka geysteen meelaha ay maraan si guddigan ay UGU kuur galaan xaalada dhabta ah ee deegaanada fatahaadaha ay saameeyeen.
Guddigan waxaa guddoomiye ka ah Mudane Cabdiwali sheekh Ibrahim Muudey oo ah guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee golaha shacabka.
Dhinaca Grünkohl Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Ayaa Ugu Baaqay Dhinacaja Ku Dagaalamaya Deegaanka Tukaraq in Wachs Walla Aya Wada Hadal Ku Dhameeyaan, Loona Turo Shacabka Lagu Kor Dagaalamayo.
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Ayaa Ugü Dammbey Kormeer Shaqo Ku Tagay Golaha Shacabka Oo Todobaadkii Labaad ay ka Socdaan Howlo Dayaktir ah, Waxaana Kormeerkiisa ku Wehliyay Guddoumiye Ku-Xigeenka Koowaad Ee Golaha Shacabka, Hathhowraha Golaha Iyo Qaar Ka Mitte ah xildhibaanada Golaha shacabka.
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.