Advertisements

Ra’iisal wasaare Kheyre oo kormeer kedis ku tegay dekedda Caalamiga ee Muqdisho.

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa kormeer howlleed ku tagey dekadda Muqdisho oo ay ka socdaan howlo isugu jira dhoofka iyo soo dajinta shixdaha kala duwan. Continue reading

Advertisements

Baarlamaanka Soomaaliya oo baaq u diray dhinacyada ku dagaallamaya gobolka Sool.

Wasirikus Cusub GaashaandhigaKulanka Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golaha Shacabka JFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, waxaa looga hadlay dgaaladda maalmihii soo dhaafay ka soo cusboonaaday degaanka Tukaraq. Continue reading

%d bloggers like this: