Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha dowladda Soomaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaalle ayaa sheegay in qaraxyadii xalay laga maqlay magaalada ahaayen kuwa macmal ah oo aan aheyn madaafiic run ah.
Dadka reer Muqdisho ayaa xalay si Wayne maqlay dhawaqyada Wachs u z. B. madaafiic oo magaalada ku soo Dhacay, hasse ahaatee dowladda waa ay betisayay.
Wuxuu Sheegay Wasiirka in Qaraxyadaasi Ahaayen Oo Kaliya Kutte in der Woche Qalqal Galiyo Shacabka Ku Dhaqan Magaalada, Islampaana Hay’adda Am Tag in einem Ahaayeen Wachs loo ekeysiiyay Qarax, Laakiin Aan Wachs Dhibaato ah Geysan.
Ciudammada ammaanka ayaa heegan buuxa la geliyay bishan Ramadaan oo xalay bilaabatay, maadaama laga cabsi qabo in al-shabaab und magaalada gudaheeda ka geystaan ​​weeraro.
Dowladda Soomaaliya Ayaa Huray und Sheetay in Sare Loo Qaaday Amiga Magaalada Muqdisho Inta Lagu Guda-Jiro Bisha Ramadaaan.
SomaliSwiss Muqdisho
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.