Posted on May 17, 2018 by SomaliSwiss

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Curashada bisha Barakaysan ee Ramadaan u Diray Muslimiinta oo dhan, gaar ahaan shacabka Soomaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo dadweynaha Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Curashada Bisha Ramadaan.
Posted on May 17, 2018 by SomaliSwiss

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga, taliyaha ciidamada Booliiska iyo kan Aslubta Soomaaliyeed ayaa xalay kormeeray qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho iyo deegaanna dulleedka ka xiga. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisal wasaare Kheyre oo xalay kormeer Amniga la xiriira ku sameeyay qeybo ka mid ah Muqdisho.
Posted on May 17, 2018 by SomaliSwiss
Â
Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyip Ordagan oo ka hadlay Caasimadda Turkiga ee Ankara ayaa Qaramada Midoobay ku tilmaamay mid jileeceedu uu Xadka dhaafay, marka ay timaado la xisaabtanka Yahuudda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Ordagan oo Qaramada Midoobay ku tilmaamay in ay Burburtay.
Posted on May 17, 2018 by SomaliSwiss
Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha dowladda Soomaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaalle ayaa sheegay in qaraxyadii xalay laga maqlay magaalada ahaayen kuwa macmal ah oo aan aheyn madaafiic run ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasaaradda Amniga oo ka hadashay Qarax xalay laga maqlay qeybo ka mid ah Muqdisho.
Posted on May 17, 2018 by SomaliSwiss

Ururka Cuntada iyo Beeraha Adduunka(FAO) oo sheegtay in Duufaan ku soo fool leedahay  Soomaaliya ayaa waxay digniinno la xiriira duufaan lagu magacaabo ONE oo la sheegay in ay ku soo fool leedahay qeybo ka mid ah Soomaaliya, gaar ahaan deegaannada gobollada Waqooyi Galbeed iyo Bari. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ururka Cuntada iyo Beeraha Adduunka(FAO) oo sheegtay in Duufaan ay ku soo fool leedahay Soomaaliya.
You must be logged in to post a comment.