Advertisements

Madaxweyne Farmaajo oo booqashadii uu ku joogay Dalka Qadar soo gabagabeeyay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay booqadii rasmiga ahayd ee uu ku joogay Dalka Qadar, taasoo qaadatay muddo Laba Cisho ah. Continue reading

Advertisements

Hay’adda lacagta Adduunka (IMF) oo Sheegtay in Dowladda Soomaaliya ay ku guuleystay horumarada dhaqaalaha.

IMF.jpg3Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenia Ayaa Waxaa Ka Dhacay Kulan Ai Isugu Yimaadeen Wafdi Ka Socda Dowladda Sooomaaliya Oo Uu Hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya iyo wafdka ka socoday. Continue reading

Ergeyga Qaramada Midoobey uga Wakiilka ah Soomaaliya oo ku baaqday in la joojiyo dagaalka Tuka-Raq.

War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska wakiilka gaar ah ee Qaramada Midoobey Michael Keating ayaa ku baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo joojiyo dagaalka deegaanka Tuka-Raq ee gobolka Sool. Continue reading

Wasiirada arrimaha dibedda Carabta oo berri Khamiista ah kulan ka yeelanaya xaalada murugsan ee Falastiin.

Wasiirada arrimaha dibadda ee Jaamacadda Carabta ayaa qaban doona kulan degdeg ah Maalinta Khamiista ah si ay kaga hadlaan dhibaatada Isra,iil ay ku hayso dadka rayidka ah ee reer  Falastiin. Continue reading

%d bloggers like this: