Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed Khadar oo safar shaqo ku joga magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa waxa uu kulan la yeeshay dhiggiisa Dalkaas, Dr. Recep Akdag.
Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay wanaajinta xariirka qotadda dheer ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga.
“Waxa aan Ankara kula kulmay Ra’iisul wasaare ku xigeenka Turkiga, Dr. Recep Akdag. Waxaanu kawada hadalay xiriirka labadda dal ee dhinacyada iskaashiga dhaqaalaha Ganacsiga iyo waxbarashada ee Soomaaliya iyo Turkiga”, ayuu yiri ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya.
Dawladaha Turkiga Ayaa Waxa und Ka Mitte Tahay Dawladaha Xariirka Dhaw La Leh Dawladda Federaalka Soomaaliya.
SomaliSwiss Ankara
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.