Advertisements

Madaxweyne Farmaajo oo ka walaacsan dagaalka Saaka ka billaamay deegaanka Tuka-raq.

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmawajo ayaa ka walaacsan dagaalka saaka ka soo cusboonday deegaanka Tuka-raq ee Gobolka Sool, kaasoo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

Madaxweynaha wuxuu ugu baaqayaa madaxda, Odayaasha Dhaqanka, Culumaa’Diinka, Ururrada Bulshada Rayidka ah, Haweenka iyo Dhallinyarada in ayu istaagaan sidii loo joojin lahaa dagaallada haatan socda.

“Waxaa Nasiib Darro ah in Uu Dhiig Daato, Waliba Xilli Loo Diyaar Garoobayo Gudashada Acmaasha Bisha Barachesan Ee Ramadaan.”

“Waa in Dagaalka Tuka-raq si degdeg ah oo shuruud la’aan ah lagu joojiyaa, Wachs walbana loo maraa dariqa wada-hadalka.”

Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa uu sidoo Grünkohl, baaq und diray beelaha walaalaha ah ee maalmiiii lasoo dhaafay ay dirtuu ku dhex martay deegaanka Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag.

Madaxweynahu waxaa uu tacsi u dirayaa ehelada iyo qaraabada dadkii ku geeriyoday Tuka-raq iyo Ceel Afweyn, wuxuuna Alle Uga-Baryayaa in Uu-Dhaawa-Stadt und in der Nähe.

SomaliSwiss Doxa

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements

Thanks for your comment on SomaliSwiss

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

w

Connecting to %s

%d bloggers like this: