Maalinta dhalinyaradda Soomaaliyeed ee 15ka May oo maanta loo dabaal-degayo.

15ka May15-ka Mai mainta dhalinyarada Soomaaliyeed kuna bienegan aaskii Ururkii dhaliyarada SYL ayaa maanta munaa sabado lagu weyeneinaayo lagu qabtay gobollada dalka Soomaaliya.

15ka May.png1Munaasabadan oo siweyn looga weyneeyo gudaha dalka Soomaaliya ayaa ku hat eine Marke markiert die Aas-aasay Ururkii gobanimo doonka Soomaliyeed ee SYL sanadkii 1943kii.

Wasaarada dhalinyarada iyo cyaaraha xukuumada Sooomaaliya iyo mamul goboleeeyadadalka io gobolka Banaadir oo iskaaschanaya ayaa maanta u dabaaldegaya xuska 15. Mai.

15ka May.png3Munaasabad Oo Lagu Dhiro Galinayo Dhalinyradda Soomaaliyeed Ayaa Waxaa Maanta Degmooyinka Caasimadda Lagu Qabtay ein Munaasabdo Lagu Xusayo 15-ka Mai oo ah Mainta Dhalinyarada Soomaaliyeed.

Sida runta munaasabaddan waxaa soo qaban qaabiyey Urur Dhlainyaro ah kuwaas oo ka shaqeeya Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya, waxaa kala qeyb Wasiiro Dowlaha Xafiiska Reysul Wasaaraha Soomaaliya.

Maxamed Warsame Shandhool Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada ayaa sheegay in dhalinyaradii Soomaliyed ee SYL ay ka tagen waxyaabo badan oo muhiim ah kuwaas oo looga baahan yahay dhalinyaradda hadda joogta inay ka faa’iideystaan.

Wasiiru DowlahaWaxaan aad u boorinayaa dhalinyaradda Sooyaaliyed inay qaataan doorkii ay qaateen dhalinyaradii SYL kaas oo aan arrimo badan ka baraanay runtii waxaa ay qabteen ama noo keeneen Xoriyada ay hadda ku naaloonayan Shacabka Soomaaliyeed”

Wasiiro Dowlaha Xafiiska Reysul Wasaaraha Soomaaliya C.laahi Xaamud ayaa dhankiisa tilmaamay in Dowladda hadda jirta ay tahay Dowladii dhalinyarada lona baahan yahay in dhalinyaradu qeyb muhiim ah ka qaataan Hormarinta Dowladnimada Soomaaliya.

“Dowlada waa dowladii dhalinyarada, dhalinyaradii Soomaaliyeed waxanaana rabnaa in aanmarkasta xasuusano dhalinyaradii SYL, waxaan balan qaadeynaa in doorta dhalinyaradda Sooomaaliyeed ka dhexmuuqdo Dowladda Soomaaliya hata waxaa ay kamid tahay Qorshayaasheena ugu horeeyo.

15ka May.png4Ururkaii Dhalinyaradda ee SYL oo ka kobnaaa 13 Dhalinyaro ah ayaa waxaa la-aasaasay 1943 waxanaana laga joogaa 75 Sano walina waxaa dadka Soomaliyeed ku whoyn Xornimada Soomaaliya iyo qaabkaa ay u mareen.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: