Guod ahaan gobollada maamuka Somaliland ayaa waxaa und weyner loogu dabaaldegay gooni isku taaga Somaliland ee 18 Mai oo laga soo hormariyay waqtigii caadiga ahaa la dhiji jilay bilasha bisha Ramadaan awgeed.
Magaalooyinka waaweyn ayaa Vater-weiniguhu iskugu soo baxen garoomada waaweyn ee khairidda, waxanaana jidka marayey Ciidamo iyo Shabab ku labisan calanka Somaliland oo gaardis ku marayey dadweynaha hortoodda.
Ururadda bulshada iyo ardayda ayaan ka maqnayn gaardiska oo koox waliba waxay ka shaqayso muujinaysay.
Goabta ciidanku marayeen waxaa joogay madaxweyne Muase Biixi, madaxweynhii hore Daahir Rayaale Kaahin, madaxweynahat Khatuumo Kali Khaliif Galayr, shir-gudoonka guurtida iyo wakiiladda, safiirka, jooga Hargeysa, wafti ka socda Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, wakiilka Jabuuti und jooga Somaliland iyo marti sharaf Grünkohl .
Sidoo kale, waxaa la joojiyey ISKU socdoki gaadiidka oo wixii saakay lixdii ka dambeeyey Lama ogolayn in magaaladdda dhexdeeda soo galan gaadiidka iyo ISKU socodka dhexdeeda, Hasse ahaatee MarkII xafladu dhamaatay waxa la fasaxay gaadiidka, Waxana suuqyada cidhiidhi galaiyay gaiadiid lagu sharaxay sawirka Somali oo Koon iyo Heeso Wadani sameexado Ku Xidhay, Kuwaas Oo Wadooyinka Waaweyn Marayey.
Dhinaca Grünkohl, Waxaa Maanta und Weyn Loo Hadal Hayey Dagaalka Ka Dhacay Tuko Raq, oo Dadweynuhu Iska Waraysanajaan Dagaalka.
SomaliSwiss Hargeysa
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.