Waxaa berri la filayaa bilashada bisha barakeyesan ee Ramadaan ayaa waxaa bulshada soomaaliyeed diyaar garau sou juyan soha dhaweynta Bisha baracheysan ee ramadaan, waxanaana suuqyada magaalada Muqdisho laga traeumeaaya diaryar garazuga Bisha Ramadaan oo ah bil aad und kheyr badan.
Dhamaan Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Ku Nool Magaalada Muqdisho Ayaa Waxaa Ay Ku Mashquulsanyihiin Iibsiga Raashiinka Noocyadiisa Kala Duwan.
sou ay sou dhaweya bisha barakeysan ee Ramadaan waxanaa mashquu laga eseemayaa qeybaha kala duwan souqyada magaalada muqdisho, hadii ay ahaan lahey qeybaha quidaarta, oo Bisha Ramadaan ay und atisticmaalaan bulshada iyo qeybta Timirta, oo ah mida ay dadku si weinen und isticmaalaan Bisha baracheys ee Ramadaan waxanaana sidoo kale ay dadku und iibsanayaan hilibka oo dadku ay und isticmaalaan siyaabo kala duwa inta sagu guda jira bisha barakeyes ee Ramadaan
Sidoo kale waxaa sarakac laga traeumenayaa qiimaha raashiinka noocyadiisa kala duwan sida barika burka timirta caanaha hilibka salliida iyo qudaarta noocyadeeda kala duwan
Qaar ka Mitte ah ganacsatada qudaar iibisa ayaa ka hadlay soo Dhaweynta diyaar garowga bisha baracheysan ee Ramadan ay ugu diyaar garoobayaan.
SomaliSwiss Muqdisho
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.